WAR CUSUB: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In 18 May Loo Dabaaldegayo Dal La Aqoonsan Yahay

0
Tuesday May 05, 2026 - 14:47:44 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 33
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CUSUB: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Sheegay In 18 May Loo Dabaaldegayo Dal La Aqoonsan Yahay

    Wasiirka ayaa yidhi: "18 May sanadkani waxaynu xusaynaa innaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka ayaa yidhi: "18 May sanadkani waxaynu xusaynaa innaga



Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere), ayaa sheegay in shacabka Somaliland ay sanadkan u dabaaldegayaan maalinta 18 May iyaga oo ka mid ah dalalka caalamka ee la aqoonsan yahay.


Wasiirka ayaa yidhi: "18 May sanadkani waxaynu xusaynaa innaga oo ah dal la aqoonsanyahay oo ka mid ah wadamada dunida.”



Waxa uu intaas ku daray in shacabka Somaliland ay muujiyeen adkaysi, midnimo iyo go’aan adag oo ku aaddan dhismaha qaranimada, taas oo horseeday nabad, xasillooni iyo nidaam dawladnimo oo shaqaynaya.

Loading...
Loading...