WAR CUSUB: Imaaraadka Oo Madaxweyne Somaliland Ku Qaabilay Hab-maamuus Sare

0
Saturday May 02, 2026 - 14:40:10 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 113
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CUSUB: Imaaraadka Oo Madaxweyne Somaliland Ku Qaabilay Hab-maamuus Sare

    Waftiga Madaxweynaha ayaa la dejiyey mid ka mid ah guryaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waftiga Madaxweynaha ayaa la dejiyey mid ka mid ah guryaha



Xukuumadda United Arab Emirates ayaa hab-maamuus sare ku qaabishay Madaxweynaha Somaliland iyo wafti uu hoggaaminayo oo weli safar shaqo ku jooga dalkaasi.


 

Waftiga Madaxweynaha ayaa la dejiyey mid ka mid ah guryaha loogu talagalay martida heerka sare ee dalkaas, taas oo muujinaysa heerka qaabilaadda iyo muhiimadda safarka.



 

Wararkan ayaa imanaya iyadoo la filayo in safarkan uu la xidhiidho xoojinta xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga u dhexeeya Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

Loading...
Loading...