WAR KOOBAN: Maareeyaha Waddooyinka Somaliland Oo Booqday Gobolka Togdheer

0
Saturday May 02, 2026 - 11:08:10 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 31
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR KOOBAN: Maareeyaha Waddooyinka Somaliland Oo Booqday Gobolka Togdheer

    Isu-duwaha hay'adda ee gobolka Togdheer, Eng. Cawil Cabdi Cawil,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isu-duwaha hay'adda ee gobolka Togdheer, Eng. Cawil Cabdi Cawil,

May be an image of one or more people and suit



Maareeyaha Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Faarax, ayaa safar shaqo ku tagay gobolka Togdheer, gaar ahaan xafiiska hay’adda ee gobolkaasi.


 

Isu-duwaha hay’adda ee gobolka Togdheer, Eng. Cawil Cabdi Cawil, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay xafiiska, iyadoo sidoo kale Duqa degmada Burco uu uga mahadceliyay booqashadiisa iyo dadaallada uu ku horumarinayo waddooyinka.


 

Maareeyaha ayaa shaqaalaha xafiiska Burco kula dardaarmay inay muujiyaan shaqo wanaag, isla markaana ay gutaan masuuliyadda ay u hayaan bulshada, maadaama ay muhiim u yihiin isku xidhka gobollada bariga dalka.

Loading...
Loading...