DEG DEG: Ceelka Wado-makaahiil Oo Dayactir Balaadhan Lagu Sameeyay

0
Friday May 01, 2026 - 11:54:34 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 49
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Ceelka Wado-makaahiil Oo Dayactir Balaadhan Lagu Sameeyay

    Hawlahan dayactirka ah ayaa si wadajir ah u fulisay wasaaradda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hawlahan dayactirka ah ayaa si wadajir ah u fulisay wasaaradda


No photo description available.


Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland, gaar ahaan Waaxda Farsamada iyo Dayactirka Ceelasha, ayaa dayactir ballaadhan ku samaysay ceelka Wado-makaahiil.


 

Hawlahan dayactirka ah ayaa si wadajir ah u fulisay wasaaradda iyo Alight, iyadoo ujeeddadu tahay dib u soo celinta shaqadii ceelka iyo xoojinta helitaanka biyo nadiif ah oo joogto ah.


 

Mashruucan ayaa la filayaa inuu wax weyn ka tari doono baahiyaha biyaha ee bulshada deegaanka, isla markaana uu kor u qaado adeegyada biyaha ee waara.

Loading...
Loading...