DEG DEG: Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Xoojinaysa Nidaaminta Xarumo Waxbarasho

0
Thursday April 30, 2026 - 17:17:28 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 10
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Xoojinaysa Nidaaminta Xarumo Waxbarasho

    Kulanka ayaa lagu isla gartay in xarumahaasi ay u hoggaansamaan...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ayaa lagu isla gartay in xarumahaasi ay u hoggaansamaan...



Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta xarumaha waxbarashada ee suuqyada gobolka Maroodi Jeex, si loo xoojiyo tayada iyo nidaaminta waxbarashada.


 

Kulanka ayaa lagu isla gartay in xarumahaasi ay u hoggaansamaan heerarka waxbarasho ee dalka, iyadoo sidoo kale si qoto dheer loo falanqeeyay caqabadaha jira sida qalab yarida iyo cidhiidhiga xarumaha.



 

Labada dhinac ayaa ku heshiiyey in la sameeyo kormeer joogto ah iyo in la xoojiyo wada-shaqaynta, si loo horumariyo adeegyada waxbarasho loona hubiyo tayada waxbarashada ee ardayda.

Loading...
Loading...