DEG DEG: Somaliland Oo Daahfurtay Mashruuc Lagu Xoojinayo Statistikada Qaranka

0
Wednesday April 29, 2026 - 02:52:37 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 17
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Somaliland Oo Daahfurtay Mashruuc Lagu Xoojinayo Statistikada Qaranka

    Mashruucan ayaa lagu xoojinayaa tayada iyo helitaanka xog lagu kalsoonaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruucan ayaa lagu xoojinayaa tayada iyo helitaanka xog lagu kalsoonaan



Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Somaliland, oo kaashanaysa World Bank, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku daahfurtay Mashruuca Xoojinta Awoodda Statistikada Qaranka.


 

Mashruucan ayaa lagu xoojinayaa tayada iyo helitaanka xog lagu kalsoonaan karo, iyadoo diiradda la saarayo sahannada qoysaska iyo ganacsiyada, kobcinta xirfadaha shaqaalaha statistikada, horumarinta xogaha GDP, CPI iyo tirakoobyada bulshada, iyo adeegsiga tiknoolajiyadda casriga ah.



 

Waxaa la filayaa in mashruucu uu si weyn kor ugu qaado helitaanka xog sugan oo lagu saleeyo qorshaynta iyo go’aamada horumarineed ee dalka, taas oo muhiim u ah kobaca dhaqaalaha iyo horumarka guud ee Somaliland.

Loading...
Loading...