DEG DEG: Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Arday Ka Socotay Dugsiga Abaarso

0
Wednesday April 29, 2026 - 02:43:27 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 17
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Soo Dhawaysay Arday Ka Socotay Dugsiga Abaarso

    Ardayda iyo maamulka la socday ayaa booqasho aqoon-korodhsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ardayda iyo maamulka la socday ayaa booqasho aqoon-korodhsi



Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyey arday ka socotay Iskuulka Sayniska iyo Teknoolajiyadda ee Abaarso.


 

Ardayda iyo maamulka la socday ayaa booqasho aqoon-korodhsi ah ku tagay wasaaradda, si ay u bartaan habka ay u shaqayso, waajibaadka ay qaranka u hayso iyo waaxaha kala duwan ee ay ka kooban tahay.



 

Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo fahamka ardayda ee shaqada hay’adaha qaranka, gaar ahaan doorka ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu ku leedahay xidhiidhka Somaliland iyo caalamka.

Loading...
Loading...