DEG DEG: Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furaya Kal-Fadhigii 14aad Maalinta Isniinta

0
Saturday April 25, 2026 - 15:05:50 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furaya Kal-Fadhigii 14aad Maalinta Isniinta

    Sidoo kale, xildhibaannada ku sugan gudaha dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidoo kale, xildhibaannada ku sugan gudaha dalka



Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ayaa lagu wargeliyey in uu si rasmi ah u furmi doono kal-fadhigii 14aad ee golaha maalinta Isniinta, iyadoo mudanayaashu dib u bilaabi doonaan hawlihii shaqo ee golaha, gaar ahaan ka doodista iyo ansixinta xeerarka dalka.


 

Sidoo kale, xildhibaannada ku sugan gudaha dalka iyo kuwa dibaddaba waxaa laga codsaday inay si waqtiyeysan uga soo qayb galaan furitaanka kal-fadhiga, iyagoo ilaalinaya wakhtiga si ay u gutaan waajibaadkooda dastuuriga ah.



 

Furitaanka kal-fadhigan ayaa muhiim u ah sii ambaqaadidda howlaha sharci-dejinta iyo dardargelinta ansixinta xeerarka muhiimka u ah dalka.

Loading...
Loading...