DEG DEG: Nimco Samriye Oo Si Lama Filaan Ah U Amaanay Jigjiga – "Maanta Waa Magaalo Qof Walba Soo Jiidanaysa"

0
Monday April 20, 2026 - 00:53:39 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 23
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Nimco Samriye Oo Si Lama Filaan Ah U Amaanay Jigjiga – "Maanta Waa Magaalo Qof Walba Soo Jiidanaysa"

    "Jigjiga 17 sano kahor ayaa iigu dambeysay. Jigjigada hadda aan arko iyo tii hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Jigjiga 17 sano kahor ayaa iigu dambeysay. Jigjigada hadda aan arko iyo tii hore


Wariye Nimco Samriye ayaa hadal si weyn loo hadal hayo ka jeedisay magaalada Jigjiga, iyada oo sheegtay in isbeddel weyn oo muuqda uu ku yimid magaalada tan iyo markii ay ugu dambeysay 17 sano ka hor.


 

Nimco ayaa tilmaantay in Jigjiga maanta ay tahay magaalo si weyn uga duwan tii hore, isla markaana leh horumar muuqda oo soo jiidanaya qof kasta.



 

"Jigjiga 17 sano kahor ayaa iigu dambeysay. Jigjigada hadda aan arko iyo tii hore way kala duwan yihiin. Jigjigada maanta waa mid cid walba ku qasbaysa in uu mar un cagaha soo dhigo,” ayay tidhi.


 

Waxa ay sidoo kale ka hadashay hoggaanka deegaanka, iyada oo ku tilmaantay mid ilbax ah oo ka muuqda horumarka iyo isbeddelka magaalada.


 

"Hoggaanka hadda jooga waa mid ilbax ah,” ayay hadalkeeda ku dartay.


 

Hadalka Nimco Samriye ayaa imanaya xilli magaalada Jigjiga ay martigelinayso munaasabado iyo kulamo kala duwan, iyadoo si weyn loo hadal hayo horumarka ka muuqda magaalada.

Loading...
Loading...