Madaxweyneyaasha Maamulada Soomaalida Iyo Oromada Oo Gaadhay Dhagaxbuur

0
Monday August 05, 2019 - 14:49:10 in News by
  • Visits: 2617
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyneyaasha Maamulada Soomaalida Iyo Oromada Oo Gaadhay Dhagaxbuur

    Madaxweyneyaasha Maamulada Soomaalida Iyo Oromada Oo Gaadhay Dhagaxbuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyneyaasha Maamulada Soomaalida Iyo Oromada Oo Gaadhay Dhagaxbuur

Jigjiga(HWN):-Madaxweyneyaasha maamulada Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya ayaa gaadhay magaalada Dhagaxbuur ee dawlada deegaanka soomaalida.

Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo dhigiisa maamulka Oromada oo ka qayb galayey shir layskugu soo dhawaynayo shacabka labada deegaan oo ka socday Jigjiga ayaa kormeerka ay ku tageen magaalada Dhagaxbuur waxa uu bilaw u noqonayaa safaro ay ku soo gaadhayaan magaalooyin kala duwan oo deegaanka soomaalida ka tirsan.

Weftigan oo ka kooban masuuliyiinta labada deegaan, madax dhaqameedka labada maamul iyo xubno kale ayaa soo dhawayn diiran kala kulmay dadweynaha magaalada Dhagaxbuur.

Weftigan ayaa mudada ay joogaan magaalada Dhagaxbuur waxay kulamo kala duwan la qaadanayaan dadweynaha magaalada Dhagaxbuur kuwaas oo mudo ku sugnaan doona magaalada.

Hadhwanaagnews.com
Loading...
Loading...