DEG DEG Somaliland: 20 Xildhibaan oo La Shaaciyay—Kuwii Ugu Hawl-karsanaa Golaha Wakiilada! Ma ku jiraa?
Haddaba su'aasha ugu weyn ayaa ah:
Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka kooban 82 Xildhibaan ayaa la shaaciyay liiska 20-ka Xildhibaan ee loo aqoonsaday kuwa ugu hawl-karsan uguna firfircoon shaqada shacabka.
Xildhibaannadan ayaa lagu xushay waxqabadkooda muuqda, ka qaybgalka doodaha muhiimka ah, iyo dadaalkooda ku aaddan horumarinta dalka iyo matalaadda shacabka.
Haddaba su’aasha ugu weyn ayaa ah:
Ma ku jiraa Xildhibaanka aad dooratay liiska Top 20? Mise wuu ka maqanyahay?
Aragtidaada nala wadaag—yaa mudnaa inuu ku jiro, yaase ka maqan?
La soco warar dheeraad ah iyo xogta dhabta ah ee ka dambeysa qiimeyntan!
Loading...
Loading...


0 





