Marxuum Cali Maxamed Diiriye (Baanday) oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Garanuugle

0
Saturday March 21, 2026 - 14:57:07 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum Cali Maxamed Diiriye (Baanday) oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Garanuugle

    Masuuliyiintii ka hadashay munaasibadda aaska ayaa xusay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuuliyiintii ka hadashay munaasibadda aaska ayaa xusay

May be an image of one or more people and camel



Alle ha u naxariistee, waxa aas qaran loogu sameeyay degmada Garanuugle marxuum Cali Maxamed Diiriye (Baanday), oo ka mid ahaa shakhsiyaadkii qiimaha iyo kaalinta muuqata ku lahaa bulshada.


 

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin, ehel, qaraabo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo si murugo leh u sagootiyay marxuumka, una muujiyay qadarin iyo xusuus wanaagsan.


 

Masuuliyiintii ka hadashay munaasibadda aaska ayaa xusay doorkii iyo taariikhdii uu marxuumku ku lahaa bulshada, iyaga oo ku tilmaamay shakhsi dadaal badan oo raad wanaagsan ka tagay.


 

Marxuumka ayaa lagu xasuusan doonaa waxqabadkiisii iyo kaalintii uu ka qaatay horumarinta bulshada, waxaana Alle SWT looga baryay inuu janatul-firdowsa ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadiisiina ka siiyo samir iyo iimaan.

May be an image of one or more people
May be an image of one or more people and text
May be an image of one or more people and Uluru

Loading...
Loading...