Ubax Cabdiraxmaan (Goosha Isaaq) oo Dib u Heshay Xorriyaddeedii

0
Tuesday March 17, 2026 - 13:11:10 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ubax Cabdiraxmaan (Goosha Isaaq) oo Dib u Heshay Xorriyaddeedii

    Gaar ahaan, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi ayaa lagu sheegay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaar ahaan, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi ayaa lagu sheegay....

May be an image of one or more people, headscarf and eyewear



Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa saaka xorriyaddeedii dib ugu celisay Ubax Cabdiraxmaan (Goosha Isaaq), oo muddo ku jirtay xabsi.


 

Ubax ayaa ugu dambayn dib u heshay xorriyaddeeda kadib dadaallo kala duwan oo lagu bixiyay sii daynteeda, kuwaas oo door muhiim ah ka qaatay masuuliyiin iyo odayaal dhaqameed.


 

Gaar ahaan, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi ayaa lagu sheegay inuu door weyn ku lahaa fududeynta iyo dadaalladii keenay sii deynta Ubax Cabdiraxmaan.


 

Sii dayntan ayaa timid kadib wadahadallo iyo dadaallo lagu doonayay in lagu xalliyo arrinta, iyadoo ugu dambayn lagu guulaystay in dib loogu soo celiyo xorriyaddeeda.

Loading...
Loading...