Sacuudi Carabiya oo Xabsiga Dhigtay Muwaadiniin u Dhashay Bangladesh oo ku Eedaysan Tuugsi

0
Friday March 13, 2026 - 00:50:53 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudi Carabiya oo Xabsiga Dhigtay Muwaadiniin u Dhashay Bangladesh oo ku Eedaysan Tuugsi

    Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku eedaysay dadkaasi inay ku lug lahaayeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku eedaysay dadkaasi inay ku lug lahaayeen



Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa xabsiga u taxaabtay muwaadiniin u dhashay Bangladesh, kuwaas oo lagu qabtay iyaga oo ka tuugsanaya magaalada Riyaad, caasimadda dalkaasi.


 

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku eedaysay dadkaasi inay ku lug lahaayeen falal ka hor imanaya sharciga dalka, isla markaana ay ku xad-gudbeen xeerarka mamnuucaya tuugsiga iyo dadka wax weydiisashada goobaha dadweynaha.



 

Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa marar badan adkeeyay in tuugsiga iyo dawarsiga ay ka mamnuuc yihiin dalka, iyaga oo sheegay in cid kasta oo lagu qabto falalkaas laga qaadi doono tallaabo sharci ah.

Loading...
Loading...