Gaashaanle Sare Hibo Saalax: "Bulshadu Way Ku Faraxdaa Soo Dhaweynta Ciidanka"

0
Sunday March 08, 2026 - 13:38:26 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaashaanle Sare Hibo Saalax: "Bulshadu Way Ku Faraxdaa Soo Dhaweynta Ciidanka"

    Iyadoo arrintan ka hadlaysa ayay tidhi:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo arrintan ka hadlaysa ayay tidhi:


Gaashaanle Sare Hibo Saalax Siciid ayaa sheegtay in meel kasta oo ay ciidanku tagaan ay bulshada si diiran u soo dhaweeyaan, taas oo muujinaysa xidhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya ciidanka iyo shacabka.


 

Gaashaanle Sare Hibo Saalax ayaa tilmaantay in taageerada iyo soo dhoweynta ay ka helaan bulshada ay tahay mid ka turjumaysa kalsoonida ay shacabku ku qabaan ciidamada.



 

Iyadoo arrintan ka hadlaysa ayay tidhi:


"Meel kasta oo aan marayno ciidan ahaan waa nala soo dhaweeyaa, bulshadayaduna way nagu faraxdaa.”


 

Waxay intaas ku dartay in isku xidhnaanta ciidanka iyo bulshada ay door weyn ka qaadato xoojinta ammaanka iyo xasilloonida dalka.

Loading...
Loading...