Maydka Eng. Yariisaw Oo Muqdisho Laga Dajiyay.

0
Sunday August 04, 2019 - 10:00:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2040
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maydka Eng. Yariisaw Oo Muqdisho Laga Dajiyay.

    Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyey Meydka Marxuum Injineer Cabdiraxamaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ahaa duqii magaalada Muqdisho.

 

Meydka oo lagu soo daboolay calanka Soomaaliya ayaa waxaa soo dejiyay qaar ka mid ah ciidamada iyadoo goor dhow lagu tukan doono salaada janaasada.

Waxaana garoonka ku sugnaa madaxda ugu saraysa dawlada Somaliya oo uu horkacayo Madaxwayne Farmaajo iyo dadweyne kale oo isaga kala yimid dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

 

Dhowaan ayuu marxuumka u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray weerarkii lagu qaaday xarunta dowladda hoose ee Xamar.


Loading...
Loading...