Xildhibaan Shaaciyey Dareenka Golaha Wakiiladu Ku Qaabili Karo Heshiiska Xisbiyada

0
Saturday August 03, 2019 - 20:25:51 in News by
  • Visits: 2244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Shaaciyey Dareenka Golaha Wakiiladu Ku Qaabili Karo Heshiiska Xisbiyada

    Xildhibaan Shaaciyey Dareenka Golaha Wakiiladu Ku Qaabili Karo Heshiiska Xisbiyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Shaaciyey Dareenka Golaha Wakiiladu Ku Qaabili Karo Heshiiska Xisbiyada


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo ka mid ah Xidlhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ayaan daro ku tilmaamay in Ciidamada la laayo, waxaanu guud ahaan Shacabka reer Somaliland ugu baaqay inay iska ilaaliyo wax kasta oo nabadgalyada khatar ku ah, Ciidamadana la shaqeeyaan.

Image result for xildhibaan mataan hoori


Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo u waramayWargeyska Geeska Afrikaayaa sidoo kale ka hadlay heshiiska Xisbiyada ee qabsoomida Doorashada, waxaanu ugu horeyn yidhi "Waa ayaano daro weyn Ciidamadeena amaanka sugaya in la laayo, amaan iyo sharafna maaha in Ciidamadeena amaankeena sugaya inaynu leeyno, oo aynu xabad u quudhno, iyagoo nabadeena ku mashquulsan, Ciidamadu maaha cid gaar ah ee waa inaynu nabada kala shaqeeyno oo sugida amaanka kala shaqeeyna, laakiin maaha inaynu hagardaamo u geysano oo waxaynaan inaga geyin u quudhno”.


Mar uu ka hadlaayey Doorashada ayaa yidhi "Doorashada in badan buu hadal ka taagna, mar haddii maanta lagu heshiiyey, anaguna Gole Wakiil ahaan waxba kama qabno waana soo dhaweeynana, Doorashaduna inay dhacdo diyaar ayaanu u nahay”

Loading...
Loading...