Ordugaan Iyo Siisiyow, Islaam Baana Sheegtaan, Awoodna Ugu Faanaysaan Dawladii Idinka Yaryara.

0
Saturday February 21, 2026 - 14:15:51 in Articles by Faisal Abdullahi
  • Visits: 44
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ordugaan Iyo Siisiyow, Islaam Baana Sheegtaan, Awoodna Ugu Faanaysaan Dawladii Idinka Yaryara.

    Bahda H/W Iyo Akhristayaasheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bahda H/W Iyo Akhristayaasheeda.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B] Tu Khaas Ahna,

Bahda H/W Iyo Akhristayaasheeda.

1-Ordugaan Iyo Siisiyow

Odahiina Idinko Wataad,

Afrika Soo Weerarteene,

Israiil Soydinka Arkaaya,

Agtiinanay Taagan Tahay.

2-Aduunka Wareerisoo,

Israilba Ka Baqnaysan,

Arliga Uga Cararaysan,

Asagiin Kuma Dhacdaan,

Afrikaad Isu Qaawiseen.

3-Orduganba Laga Hayaa,

Afrika Waa In Looga Tago,

Intoodiyun Lahaayd Mala,

Isaguna Ku Jirro Ogobeey,

Xamarbuu Amimayuuneh.

4-Odaygu Wuu Asaasaqo,

Afrikaanbu Ismoodayaa,

Ileen Qaarbu Iibsadayeh,

Anagana Uuna Moodaya,

Abbiyebu Bad Qaado Yidhi.

5-Aduunka Waa Loo Baqaa,

Allaheen Kuu Wax Siiyayee,

Aqalkaba Lagu Aminaabah

IslaamkiiKala Erdheeyayo,

Amaankuu Burburinayaaba.



Ismail Abdillahi Handuleh.


Ismail handuleh <[email protected]>

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...