"Xukuumada Hala Waydiiyo Sharciga Ay Leeyihiin Caare Loo Jabin Maayo, Maxay Iyagu Maalin Kasta U Jabiyaan."

0
Saturday August 03, 2019 - 20:18:46 in News by
  • Visits: 4028
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xukuumada Hala Waydiiyo Sharciga Ay Leeyihiin Caare Loo Jabin Maayo, Maxay Iyagu Maalin Kasta U Jabiyaan."

    "Xukuumada Hala Waydiiyo Sharciga Ay Leeyihiin Caare Loo Jabin Maayo, Maxay Iyagu Maalin Kasta U Jabiyaan."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumada Hala Waydiiyo Sharciga Ay Leeyihiin Caare Loo Jabin Maayo, Maxay Iyagu Maalin Kasta U Jabiyaan."


Hargeysa(HWN):-Proff Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa xukuumada ku dhaliilay sharci jabin joogto ah oo ay samayso.


Proff Cabdi Cali ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu soo jeediyey in la waydiiyo sharci jabin ay samayso iyada oo aan u danaynayn taliye Caare oo jabhadiisu wada hadal kula jirto xukuumada somaliland.

Image may contain: 1 person


Proff Cabdi Cali ayaa qoraalkiisa ku yidhi "Kaliya waxad xukumadda waydiisaan Sharciga aad leedihiin Caare loo jabin maayo, maxaad maalin walba u jabisaan bilaa Caare?!!!!

 

Loading...
Loading...