Kill All Bt Crew Kuligoodba Dila,Ka Taguun Tukaha.Kol Labaad Miyaan,Ku Sugaa Kobtii.
Bismillahi Alraxmaan Alraxiim [Ascwrwb] Tu Khaas Ahna Bahda
H/W Iyo akhristayaasheeda.
Kulayl Iyo Qabaw,Ka Baxbanu Nahay.
Kuurkuursadow,Soo Koro Dameerka,
Koorayso Karbaash,Oo Keen Turkiga.
Kakaco Dhamaan,Ku Cabada Faqash,
Kowgeena Qudha,Kumanba U Dhiman,
Kaariyo Xanun,Kurbo Kama Qabnana.
Kuma Dhimanayan,Kaad Keensatyeen,
Kurkay Kuu Sudheen,Koor Ololaysoy,
Kaaga Cararyan,Markay Soo Kartoh.
Kolkolintani Waa Koornigee,Kuumay Naxeen Hadaan,Kaash La Hayninoo,
Kaluunkay Gurtaan,Kaydkiinu Jirin.
Kurbashada Cabsida,Kadida Ceshada,
Kaftan Maleh Dagaalku,Koonbaana,
Laysu Darayaa,Dacar Lays Kebinayaa.
Ismail Abdillahi Handuleh.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





