'' Kaftanka Maanta , Lama Mahadin , Magacaabistuu Maalintaa Qoray ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Saturday August 03, 2019 - 16:02:46 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kaftanka Maanta , Lama Mahadin , Magacaabistuu Maalintaa Qoray ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Ina Muuse diiriye wasiir maba malaysteene ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ina Muuse diiriye wasiir maba malaysteene ,

Minster na xoog kuma heleen mudan hubaashiiye ,

Malkaddii reer samatar baa madhan xuseenoowe ,

Mudanihii siciid iyo xasan macalinkii Gaandi ,

Maarshaalkii ibraahin iyo cumar mudanihii jaamac ,

Mayal waynti goortay baxdaa moosku dheeliyaye

Muuse biixi goortuu kursiga mudan u dhiibaayey ,

Lama mahadin magacaabistuu maalintaa qoraye ,

Hadba hadal mutuxan oo naxdina meel fog ha dirro


W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...