Salaadiinta Garxajis Oo Caare Buuraha Sanaag Kula Kulmay

0
Saturday August 03, 2019 - 15:51:59 in News by
  • Visits: 9493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salaadiinta Garxajis Oo Caare Buuraha Sanaag Kula Kulmay

    Salaadiinta Garxajis Oo Caare Buuraha Sanaag Kula Kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaadiinta Garxajis Oo Caare Buuraha Sanaag Kula Kulmay


Hargaysa(HWN)Madax Dhaqameedka waawayn ee beesha garxajis oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Buuraha Gobolka Sanaag oo ay ku sugan yihiin Ciidanka Uu Hogaaminayo Kornayl Caare ayaa halkaasi kulamo kula Yeeshay.




Waftigan Madax Dhaqameedka ah ayaa waxa hogaaminayay Suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani waxaana ay la soo galeen kornaylka sawiro muujinaya in ay kulmeen.




Kornayl Caare ayaa ciidanka qaranka somaliland dhawr jeer dagaal ku dhexmaray buuraha gobolka sanaag waxaana uu care ku doodayaa inuu cadaalad daro ka baxay.



Madax dhaqameedkan ayaan ilaa hadda soo bandhigin qodobada uu hor dhigay kornayl caare waxaana laga dhul sugi doonaa qodobada ka soo baxa shirka ay wadda yesheen caare iyo salaadiintu.


Loading...
Loading...