Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Madasha Dire ee Dhalinyarada Geeska Afrika

0
Sunday February 08, 2026 - 09:35:39 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Ka Qayb Gashay Madasha Dire ee Dhalinyarada Geeska Afrika

    Madashan heer gobol ayaa isu keentay dhalinyaro,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madashan heer gobol ayaa isu keentay dhalinyaro,


May be an image of one or more people, dais and text


Aqoonyahanno, masuuliyiin, iyo dhalinyaro ka socday Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si firfircoon uga qayb galay Madasha Dire ee heer gobol, oo ah madal ay ku kulmaan dhalinyarada Geeska Afrika, taas oo ka qabsoontay magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya, intii u dhaxaysay 6 ilaa 8 Febraayo 2026.

Madashan heer gobol ayaa isu keentay dhalinyaro, hoggaamiyeyaal, iyo daneeyayaal ka kala yimid dalalka Geeska Afrika, iyadoo diiradda lagu saaray xoojinta doorka dhalinyarada ee nabadda, amniga, iyo ka-qaybqaadashada wax-ku-oolka ah ee la tacaalidda isbeddelka cimilada.

Loading...
Loading...