Qaadirkii Abuuraa,Qaybshayo Adunyadan, Qorshaheeyayo, Dhamaystiray,Qoonba

0
Saturday February 07, 2026 - 16:42:33 in Articles by Faisal Abdullahi
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaadirkii Abuuraa,Qaybshayo Adunyadan, Qorshaheeyayo, Dhamaystiray,Qoonba

    1-Qaran Waxa Wadkii Yahay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1-Qaran Waxa Wadkii Yahay,


 

Bismillahi Alraxmaan Alraxiim, [A.S.C.W.R.W.B] Tu Khaas Ahna

Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

Qaadirkii Abuuraa,Qaybshayo Adunyadan,Qorshaheeyayo,Dhamaystiray,Qoonba Meel U Qaydaye,Qaxar Wuxu Ka Joogaa,Qurus Dheeri Qaar Raba,Oo Qawaday Sadkoodii. [Qabqab Dhaafa]

 

1-Qaran Waxa Wadkii Yahay,

Qoloqolo Iyo Beelbeesha,

Qabiil Shaadhkii Xidhato,

Qabqab Dhaafay Keenaya.



 

2-Qosolna Qoonsimaad Leh,

Qushigeed U Dhaqantada,

Qalqalooc Abuurraayah,

Qabqab Dhaafay Weeyaan.


 

3-Qunyar Socod Adoo Ahoon,

Qofnaba Aan Xumaynaynin,

Qaarkeen Kugu Qawadayan.

Qabqab Dhaafay Noqotaah.


 

4-Qofkastana Kitaabkiisiisu,

Qoortiisa Sudhan Yahayu,

Kelidiisuun Qumane Yahay,

Qabqab Dhaafay Kaasinah.


Ismail Handuleh.

Ismail handuleh <[email protected]>

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...