Afxumadu Awood Waxay U Tahay Ruux Itaal Daran,

0
Saturday February 07, 2026 - 16:27:45 in Articles by Faisal Abdullahi
  • Visits: 63
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afxumadu Awood Waxay U Tahay Ruux Itaal Daran,

    Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.



Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim (A.S.C.W.R.W.B),

Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.


 

 

1-Adoonkii Gardaran,Wuu Arkaa Eebbe Mahadii,

Isgaa Abaal Marinayoon,Cidi Ka Eed Sheegan,



 

2-Adyada Iyo Xumaha Uma Ogola,Abigìyo Baadil,

Allahiis Adoon Garanayaa,Naguma Eegeenba.


 

3-Afxumda Iyo Cayda Ka Daran,Amar Ku Taaglayn,

Ilduufkaan Sameeyaa Mar Kale,Lay Adeegsaday.


 

4-Itaal May Lahayn Maalintan,Baray Adunweyn,

Ogolaanshahaan Siinayba,Nalagu Aaraamay.


 

5-AsluubtiyoAkhlaaqdii Haboonba,Awood Badan,

Abidkiiba Xaqaan Iilanayn Amar Ilaahay.


 

6-Ordugaan Hadda Kaashateen,Nama Afduubayo.

Arladaw Saxeexdeen Ogaah,Inaan Anigu Leeyay.


 

7-Anfariir Ka Qaad Maalintaan,Furay Israaiishan,

Erboodkiina Xamar Iyo Dekeday,Dani Ku Haysaa.


 

8-Ina Sheekh Ayaama U Hadhay,Uu Ogsoon Yahay,

Onkoķan Iyo Dabayĺahan Socduu,Aad U Sugaya.


 

9-Isbedel Inu Yimaadana,Ogow Waa Amuur Culus,

Ordugaan Albaabadii Furnaa,Waa La Abudhiye.


 

Isxisaabinba Iman Arladan,Uunku Raagsaday,

Insha Alla Mid Iimaan Qabay,Soo Igmanayaan.


Ismail Abdulla Handuleh.

 

Ismail handuleh <[email protected]>

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...