Murankiyo Dhibaatadu,Mataano Weeye Dunida,Meelkasto La Joogo.
Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B] Tu Khaas Ahna
Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Markay Murugto Xaaje,Ismandhaf
Yimaadaad,
Maareeye Doonta,Ayaa Maali Jiray Macne Ku Samaysa.
Mudacyaða Afkoodaaba,Maanrag
Lagu Matalaa.
LaganaMaarmimayoo,Muran Baanik
La Waayeynin.
Murtidiyo Aqoontiyo Mahadhooyin Jirijiray.
Muduci Iyo Madaacalay,Mudan Laysu Soo Madhay.
Madax Loo Cadhoodayo,Mooshin Loo Adeegsaday.
Ma Naxaan La Doortayo,Maatidii Ku Jawr Falay.
Mousuqmaasuq Soo Galay,Maaree Kii
La Odhan Laha.
Magac U Yaalo Madaxoon,Garanayn Dhan Laga Maro.
Maamulaan Shaqaynao,Madaxdiina Buuxaan.
Dunidan Isku Wada Maran,Muruqa Laysu Sheegto.
Meel Cidla¤A Ha Taagnaan Mushax Mawjada Sare.
Ismail Abdulla Handuleh
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!


0 





