Dib U Dhac Ku Yimid Keenista Meydka Duqii Muqdisho

0
Saturday August 03, 2019 - 15:23:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dib U Dhac Ku Yimid Keenista Meydka Duqii Muqdisho

    Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid keenista meydka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid keenista meydka
Duqii Magaalada Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo Khamiistii ku geeriyooday Magaalada Doha ee dalka Qatar.

Masuuliyiin iyo dadweyne fara-badan oo tan iyo saakay Garoonka Aadan Cadde u joogay keenista meydka Duqii Muqdisho, ayaa loo sheegay in dib u dhac uu ku yimid.



Lama garanayo waxa dib u dhigay aaskii maanta lagu waday in Duqii Muqdiso loogu sameeyo Magaalada Muqdisho, balse Guddiga qaban-qaabada aaska Gudoomiyihii Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxay sheegeen in meydka la keenayo Magaalada Muqdisho, maalinta berrito ah.

Loading...
Loading...