Is shaki iyo hoos u dhac kalsooni.
Walwal iyo cabsi joogto ah.
Balse tani Waxay calaamad utahay xariir ka naasiistaha Dhawaca kasoo gaaray sida guur ama mid JACAYL ama mid saxiibtinimo inaa wali lanooshahay dhawicii ay kuu geesteen.
1. Is shaki iyo hoos u dhac kalsooni.
2. Walwal iyo cabsi joogto ah.
3. Xishood iyo go’doon bulsho.
4. Jahwareer maskaxeed.
5. Dareen eed joogto.
6. Daalkii shucuureed iyo tamartaada oo yaraato.
7. Xasuuso xanuun Leh oo Soo noqnoqda.
Hadii aad leedahay wax Kabadan 3 calaamad waxaa ubahantahay latalin caafimaad oo dhamaystiran (Professional Psychotherapy) taas Qatar cad oo muujineeso inaa wali lanooshahay dhawicii hore wana sababta aadan ifahmin naftaada wali iyo xariirada kale.
Fadlan u istaag naftaada iyo cafimaad ka maskaxdaada kahor dhimashadaada.
Wixii caafimaad ah waad ila Soo xariiri kartaa what's app ka phone number Ka saaran profile page keena Waad mahadsantahey Soo dhawaaw.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





