Shantaan samayn ayuu kugu REEBTAA Qalbi jabka.
Qalbi jabka wuxuu ka imaan Karaa Meelo Badan Sida shaqo iyo Qof...
Qalbi jabka wuxuu ka imaan Karaa Meelo Badan Sida shaqo iyo Qof jacleed iyo guur iyo arimo faamili iyo meelo kaloo badan.
Shantaan samayn ayuu kugu REEBTAA Qalbi jabka.
1. Hoos u dhac ku imaado isku kalsoonaanta naftaada.
2. Xanuun maskaxeed iyo murugo joogto ah.
3. Shuruuctaada isxirto iyo nijab.
4. Naafta oo kacaajisto daryeelkeeda.
5. Inaa wax walbo kafogaatid.
Qalbi jabku waa dhaawac ku dhaca (ASB) Haddii aan si caafimaad leh loo daaweyn, wuxuu u rogi karaa dhawac uur kutaalo ah.
Xalka Waa inaa Qaadataa latalin caafimaad oo dhamaystiran ( Professional Psychotherapy)
Wixii caawimad waxaa igala Soo xariiri what's app ka phone number Ka saaran profile page keena waad mahadsantahey.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





