Waa maxaay cabsida bulshada?
Qofku wuxuu ka cabsadaa ceeb ama diidmo ama
Cabsida Bulshada (Social Anxiety) Ma ahan Sida aad mooday xanuun kaan by. Dr Hussein Ahmed Mohamed psychologist and Psychotherapist.
Cabsida bulshada waa marka qofku si xad dhaaf ah uga walwalo sida ay dadka kale u arkaan, u qiimeeyaan ama uga falcelinayaan.
Qofku wuxuu ka cabsadaa ceeb ama diidmo ama in la xukumo, taasoo keenta inuu ka fogaado Qofka hadalka am kulamada ama is dhexgalka bulshada hadii xitaa uu horay caadi marki xaladaan Soo wajahdo wuu isbadalaa.
Cabsida bulshadu ma aha tabar darro EE waa xaalad nafsi ah oo la fahmi karo lana daweyn karo.
Xalka Waa inaa heshaa latalin caafimaad oo dhamaystiran ( Professional Psychotherapy) taasne waxay ubahantahay dulqaad.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





