Dawladda isreal oo digniin u dirtey madaxweynaha somalia .
Waxa kale oo ay shegeen in dawladda isreail ay talaabo ka qaadi
Warar dheerad ah oo ay helayso shabakadda wararka ee hadhwanaag news ayaa sheegaya in dawladda isreil ay digniin u dirtey maamulka muqdisho taagta daran ee somalia waxayna shegeen 8n madaxweyne hasan sheekh maxamuud ay ku wargileen ina aanu soo gali karin hawdda somaliland ee gobalka sool .
Waxa kale oo ay shegeen in dawladda isreail ay talaabo ka qaadi doonto hadii faragalinta somalia ay kala boxi weydo xuduudha somaliland .
Wixii warar ah ee ka soo kordha socdaalka la filayo in madaxweyne hasan sheelh ku yimaado magaalada laasacood halkan kala soco...
Loading...
Loading...


0 





