Saleebaan Koore oo si adag uga jawaabay hadallada Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya.
Waxaanu yidhi."Magaalada Hargeysa, bulsha badan oo Soomaaliyeed
Siyaasi Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa si adag uga jawaabay hadallada Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, isagoo ku eedeeyay aflagaado joogto ah oo uu u jeediyo Somaliland.
Wuxuu sheegay in Hargeysa ay ku nool yihiin bulshooyin Soomaaliyeed oo dano wadaag ah leh, isla markaana hadallada Fiqi ay sii kiciyeen muran ka dhashay aqoonsiga Somaliland.
Waxaanu yidhi."Magaalada Hargeysa, bulsha badan oo Soomaaliyeed ayaa ku nool, waxaynu kala yeelaneyna, dano, xuduudo.
Wasiir Fiqi waa nin guri xun ku soo korey, oo maalinkasta cay iyo aflagaado bulshada JSL, la dul taagan, intii Israa'il Somaliland aqoonsatey bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha qaylo badan ayaa ka baxday"
Loading...
Loading...


0 





