DEG DEG Booliska Somaliland ayaa soo saarey amaro iyo go'aamo lagu xoojinayo ammaanka guud ee dalka Jsl
"Waxaan fareynaa Muwaadiniinta u kala safraysa gobolada dalka
DEG DEG Booliska Somaliland ayaa soo saarey amaro iyo go'aamo lagu xoojinayo ammaanka guud ee dalka Jsl, kuwaas oo la faray muwaadiniinta Somaliland.
![]() |
DEG DEG Booliska Somaliland ayaa soo saarey amaro iyo go'aamo lagu xoojinayo ammaanka guud ee dalka Jsl, kuwaas oo la faray muwaadiniinta Somaliland.
Afhayeenka Ciidanka Booliska ayaa sheegay in wixii maanta ka danbeeya muwaadin kaste oo u kala safraya gobolada dalka in laga rabo inuu sito kaadhkiisa dhalashada, sidoo kalena waxay Huteelada la seexdo iyo dadka kireeya gaadiidka ayaa iyaguna lagu waajibiyey in qof kaste ay waydiiyaan kaadhkiisa dhalashada, liisankiisa ama damiin sharci ah oo loo raaci. Afhayeenku waxa uu xusay in ciidan gaar ah loo xil saarey arrintaas.
"Waxaan fareynaa Muwaadiniinta u kala safraysa gobolada dalka in qof walba uu sito kaadhkiisa dhalashada JSL.Huteelada iyo dadka gaadiidka kireeya waa in ay hubiyaan kaadhka dhalashada oo hubiyaan cidda ay ka kireynayaan ama seexanaysa huteelada,iyaga ayaana lagala xisaabtamayaa. " Afhayeenka Ciidanka Booliska Jsl

Loading...
Loading...

0 