DEG DEG Booqashadayda rasmiga ah ee Somaliland waa farriin cad: Isra11L iyo Somaliland SAWIRO
Israaiil ayaa go'aansanaysa cidda ay aqoonsanayso, waxaana ...
![]() |
"Booqashadayda rasmiga ah ee Somaliland waa farriin cad: Isra11L iyo Somaliland waxaa ka go’an xoojinta xiriirkooda. Is-aqoonsiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal kama dhan aha cidna, balse waxay u adeegayaan danaha labada shacab.
Israaiil ayaa go’aansanaysa cidda ay aqoonsanayso, waxaana ku faraxsanahay in Madaxweynaha Somaliland uu aqbalay casuumaadda Ra’iisul Wasaaraha si uu booqasho rasmi ah ugu yimaado Israaiil
wasiirka arimaha dibada Israaiil
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...


0 












