India Oo Safka Dalalka Aqoonsanaya Somaliland Soo Gashay!
Si Kastaba ha ahaatee Wararka sheegaya in ay ay India oo kaalinta Labaad
![]() |
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in Dalka India uu kaalmaha Hore kaga jiro Wadamada ku dhawaaqaya Aqoonsiga Somaliland.
India in dhaweyd Waxa ay si dhaw ula
Socotay Arrimaha Gobolka Geeska Afrika, Waxaana Raysal Wasaaraha Dalkaasi uu dhawaan Yimid Itoobiya Oo Deris la ah Jamhuuriyadda Somaliland.
Si Kastaba ha ahaatee Wararka sheegaya in ay ay India oo kaalinta Labaad kaga jirto Wadamada Aqoonsanaya Somaliland ayaa caawa sii xoogaystay.
India Iyo Pakistan meel ma wada Mari karaan, maadaama ay Pakistan Cambaaraysay Aqoonsiga Somaliland ay heshay India ayaa iyana Dariiqa israaliyiinta oo ay saaxiibo dhaw yihiin in ay maraan laga sugayaa.
Loading...
Loading...


0 






