Madaxweyne Cirro Iyo Safarada Ku Soo Fool Leh!
Dhinaca kale Waxa uu xilligaasi sheegay in uu Arrimaha Heshiiska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda La aqoonsaday ee Somaliland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa haysta Marti Qaad uu Bisha inagu soo fool Leh ku tagayo Talaabiib oo ah Caasimadda Israel.
26kii Bishan ayuu Raysal Wasaaraha Israel uu balan qaaday in uu Marti qaad u fidiyay Madaxweyneha Somaliland.
Dhinaca kale Waxa uu xilligaasi sheegay in uu Arrimaha Heshiiska abraham accords uu Kala hadli doono Madaxweynaha Trump oo ay maanta Kulmeen.
Madaxweynaha Somaliland ayaa la filayaa in uu heshiiskaasi ku saxeexo safar u qorshaysan oo ku tagayo Maraykanka.
Loading...
Loading...


0 





