Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Geerida Yariisow, Fariin Tacsi Ahna Gaadhsiiyey Umada Soomaaliyeed.

0
Friday August 02, 2019 - 12:28:24 in News by
  • Visits: 3122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Geerida Yariisow, Fariin Tacsi Ahna Gaadhsiiyey Umada Soomaaliyeed.

    Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Geerida Yariisow, Fariin Tacsi Ahna Gaadhsiiyey Umada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Geerida Yariisow, Fariin Tacsi Ahna Gaadhsiiyey Umada Soomaaliyeed.


Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa umada soomaaliyeed ka tacsadiyeey geerida gudoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow oo ku geeriyooday wadanka Qatar.

Image may contain: 1 person




Gudoomiye Cirro ayaa fariin uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa kale oo uu tacsida si gaar ah u gaadhsiiyey eheladii marxuun Yariisow, waxaanay fariintiisu u dhgnayd sidan :-


Waxa aan dadka Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Eng. Cabdiraxman Cumar Cisman [Yariisow] Duqii iyo Guddoomiyihii magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Illaahay waxa aan uga baryayaa in uu u naxariisto, qoyskiisii iyo dadka Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Walaaltinimada isirka Soomaaliga ah ayaa ka sarreysa siyaasadda iyo waxa inaga dhaxeeya.

Loading...
Loading...