Maamulka Puntland Oo U Dabaal Dagay Sanad Guurada 21aad Ee Aas Aaska Maamulkaasi+Sawiro

0
Thursday August 01, 2019 - 17:51:57 in News by
  • Visits: 3600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo U Dabaal Dagay Sanad Guurada 21aad Ee Aas Aaska Maamulkaasi+Sawiro

    Maamulka Puntland Oo U Dabaal Dagay Sanad Guurada 21aad Ee Aas Aaska Maamulkaasi+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland Oo U Dabaal Dagay Sanad Guurada 21aad Ee Aas Aaska Maamulkaasi+Sawiro


Garoowe(HWN):-Xuska sanadguurada 21-aad ee kasoo wareegtey Aasaaskii Puntland ee 1998 waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddomiyaha Golaha Shacabka DFS Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed, Guddoomiye Ku-xigeen Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari, Madaxweynihii Hore ee Puntland, Ahna Sanator ka tirsan Aqalka Sare Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole, Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Cabdisemed Cali Shire, Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha DFS iyo kuwa Dowladda Puntland, Aqoonyahano siyaasiyiin iyo dhammaan shacabka Puntland.

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person, crowd and outdoor
Image may contain: 8 people, people standing, crowd and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 8 people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, suit

Ciidamada qalabka sida, shacabka Puntland oo ka yimid gobolada Puntland ayaa qayb ka ahaa xuska maalintaasi weyn ee ku suntan taariikhda guun ka ah ee aasaaskii Puntland.

Image may contain: 9 people, people standing and suit
Image may contain: one or more people, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, sky and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people on stage
Image may contain: 3 people, people standing, child, sky and outdoor
Image may contain: 2 people, outdoor
Image may contain: 4 people, people smiling, outdoor
Image may contain: 8 people, people smiling, outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, people standing, crowd, child, sky and outdoor
Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: one or more people, people standing, crowd, shoes, child and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing and suit
Image may contain: 7 people
Image may contain: 1 person, outdoor
Image may contain: one or more people, car, tree and outdoor

Munaasibadda dabaaldegga xuska sanadguurada Puntland ee 01 Augusto ayaa kusoo idlaatay qorshigii iyo habmaamuuskii qorshaysnaa ee ay u diyaariyeen Guddiga qabanqaabada xuska maalintani. Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa caawa lagu qabandoonaa munaasibad balaadhan oo ay Madaxda Puntland, kuwa Dowladda Federaalka, aasaasayaashii Puntland iyo shacabka halyeeyada ah ee Puntland ay kaga sheekayndoonaan taariikhda Guunka ah ee Puntland, Nebadda, xasiloonida, wadajirka iyo horumarka ay Puntland gaadhay 21 sano kadib.

Image may contain: one or more people, sky, crowd, tree, cloud and outdoor
Image may contain: one or more people, people on stage and outdoor
Image may contain: car, sky and outdoor
Image may contain: one or more people, sky, tree and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit
Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and suit

-DHAMMAAD-

Loading...
Loading...