War Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Oo Ku Geeriyooday Cusbitaal Ku Yaala Dalka Qatar

0
Thursday August 01, 2019 - 16:12:12 in News by
  • Visits: 2545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Oo Ku Geeriyooday Cusbitaal Ku Yaala Dalka Qatar

    War Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Oo Ku Geeriyooday Cusbitaal Ku Yaala Dalka Qatar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Oo Ku Geeriyooday Cusbitaal Ku Yaala Dalka Qatar


Muqdisho(HWN):-Gudoomiyihii gobolka Banaadir isla markaana ahaa duqii magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan Yariisow ayaa goor dhawayd ku geeriyooday cusbitaal ku yaala wadanka Qatar.




Alle haw naxariistee gudoomiye Yariisow ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay xafiiskiisa, iyada oo loo qaaday magaalada Doxa ee wadanka Qatar halkaas oo maalmihii u dambeeyey lagula tacaalayey xaaladiisa caafimaad.


Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo dawlada federaalka ah ayaa shaaciyey geerida alle haw naxariistee gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Yariisow.

Loading...
Loading...