Aduunka Ka Jaray,Intay Siin Jireen, Orodkii Dhinyo,E‐Visadani Waa Aduun Ku Doon.
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristeyaasheeda.
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristeyaasheeda.
1-Iimaan Allaa Uurka Buuxiyee,
Iibsadii Dhulke Maal Urursadii,
Iimaan Lawahi Wax Umu Anficin.
2-Aqaladu Dunshe Agooma Ka Raray,
Alle Gawracyow Ololuun Ka Dhaxal,
E-Viiso Iyo Albaab Kalena Furay.
3-Amankag Dhacayo Uunkiiba Yaab,
Amuura Socdaba Miyaydaan Ogayn,
Maxaaw Amusteen Ee Afiina Xidhay.
4-Arxan Maleh Ibleys Uf Dhaho Eryo,
Adan Iyo Daney Waxan Ay Ursheen,
Intiinii Kalaay Miyaydaan Arkayn.
Ismail Abdillahi Handuleh
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...


0 





