Wasiirka Gaashaandhiga S/land oo ka qeyb galay shir lagaga hadlaayay arimaha Difaaca
Shirkan oo ay qaban qaabisay Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka
Shirkan oo ay qaban qaabisay Wasaaradda Gaashaandhiga Mareykanka, isla markaana Somaliland lagu marti qaaday, kana qayb galay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Difaaca Qaranka Somaliland, ayaa waxa lagaga hadlay iskaashiga dhinaca Difaaca iyo Xidhiidhka kor u qaadista, arrimaha la Xidhiidha amniga iyo ka shaqaynta ka hortagga khataraha dhinaca amniga.
Dhinac kale, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga iyo Difaaca Jsl ayaa lagu marti Qaaday Xarunta Congress-ka Mareykanka, Halkaas oo ay ku qaabileen Mudanayaal ka Tirsan Golahaas, kuwaas oo soo dhawayn ka Dib isla soo qaadeen xidhiidhka Somaliland iyo Mareykanka.
Loading...
Loading...