Iskuulada Suudaan oo gebi ahaanba la xidhay + Sababta.

0
Wednesday July 31, 2019 - 09:22:02 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iskuulada Suudaan oo gebi ahaanba la xidhay + Sababta.

    Waxaa la xidhay Iskuulada ku yaalla dalka Suudaan kaddib markii dalkaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la xidhay Iskuulada ku yaalla dalka Suudaan kaddib markii dalkaas
ay ka dhaceen dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo dil loo geystay afar ardey.

Golaha sare ee militariga Suudaan ayaa amar ku bixiyay in la xiro dhammaan Iskuulada Suudaan laga bilaabo maanta oo Arbaco ah, sida ay ku warrameyso wakaaladda wararka ee Reuters.



Kumanaan ardey ah ayaa dibadbaxyo ka dhigay waddooyinka caasimadda Khartuum kuwaas oo ka careysnaa dilka ardeydaas.


Ardeyda ayaa lagu toogtay magaalada El Cubeyd kaddib markii dabley ay rasaas ku furtay dad bannaanbaxyo ka dhigayay gobolka Kordofan.

 

BBC.

Loading...
Loading...