Wasiirka Maaliyadda oo Qaabilay Wafdi ka Socday Xafiiska Dawladda Ingiriiska
Labada dhinac waxay isku afgarteen in ay si dhow u wada shaqeeyaan
![]() |
Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Cabdilaahi Xasan Aadan, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Xafiiska dowladda Ingiriiska ee Somaliland, Louise Hancock.
Labada dhinac waxay isku afgarteen in ay si dhow u wada shaqeeyaan, kana wada shaqeeyaan horumarinta dhaqaalaha iyo maalgelinta, iyagoo ballamay in kulamo dheeraad ah la yeesho si loo xoojiyo iskaashiga.
Loading...
Loading...