War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.

0
Tuesday July 30, 2019 - 13:46:21 in News by
  • Visits: 6317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.

    War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah: Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ku Hubsatay Afar Suxufi.


Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay afar ka mid ah weriyeyaasha madaxa banaan ee ka hawl gala caasimada Hargeysa.

Image result for war deg deg ah


Sida ay sheegeen warar ay heshay shabakada Hadhwanaagnews, xukuumada ayaa saldhiga degmada Ibraahin Koodbuur ku xidhay afar suxufi oo ka hawl gala telefishanka Eryal.


Suxufiyiintan oo kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi ayey wararku sheegeen in la xidhay ka dib markii ay isku dayeen inay warbixin ka duubaan dad cabasho qabay.


Ciidamada boolisku ilaa hada kamay hadal sababta keentay in la xidho suxufiyiintan.


Wixii Warar Ah Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Hadhwanaagnews.com

Loading...
Loading...