Madaxweynaha Puntland Iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Garoowe Ku Kulmay

0
Tuesday July 30, 2019 - 13:23:40 in News by
  • Visits: 1074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Garoowe Ku Kulmay

    Madaxweynaha Puntland Iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Garoowe Ku Kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Puntland Iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Oo Garoowe Ku Kulmay


Garoowe(HWN):-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa guriga uu Garoowe ka deganyahay ku booqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and indoor


Kulanka waxaa goobjoog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.


Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa ka mid ah Madaxda ka qeybgalaysa todobaadka Puntland, gaar ahaan 1-da August oo loo dabaaldegayo sanadguuradii 21-aad ee Aasaaska Puntland.

Image may contain: 3 people, people on stage, people sitting, table and indoor
Image may contain: 2 people, table and indoor

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Loading...
Loading...