Xildhibaanada Maraykanka ee Aqoonsiga Somaliland Riixaya Oo ay Tiradoodu sii Kordhayso.

0
Tuesday September 09, 2025 - 11:44:18 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 936
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Maraykanka ee Aqoonsiga Somaliland Riixaya Oo ay Tiradoodu sii Kordhayso.

    Marka tiradooda Guud la isku daro Waa 21 Xildhibaan Waxaana...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka tiradooda Guud la isku daro Waa 21 Xildhibaan Waxaana...
May be an image of text


12 Xildhibaan oo ka soo Jeeda Xisbiga Talada Dalka Maraykanka Haya ee Jamhuuriga ayaa ah kuwa dabada ka riixaya in la aqoonsado Somaliland, halka Xisbiga Xilka ka degay ee Dimuqraadiga isagana ay ku jiraan 9 Xildhibaan oo u arka in Aqoonsiga Somaliland ay dani ugu jirto Maraykanka.

Marka tiradooda Guud la isku daro Waa 21 Xildhibaan Waxaana dhamaantoodba ay culays ku saarayaan Xukuumaddu in ay dedejiso Aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland.
Loading...
Loading...