DEGDEG: Madaxweyne Cirro ayaa ku dhawaaqay in la jebiyay oo hoos loo dhigay qiimaha Korantada

0
Monday September 08, 2025 - 13:10:37 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEGDEG: Madaxweyne Cirro ayaa ku dhawaaqay in la jebiyay oo hoos loo dhigay qiimaha Korantada

    Madaxweynuhu wuxu sheegay in Marka la gaadho Bisha November

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynuhu wuxu sheegay in Marka la gaadho Bisha November
May be an image of 1 person and text

DEGDEG: Madaxweyne Cirro ayaa ku dhawaaqay in la jebiyay oo hoos loo dhigay qiimaha Korantada ee Magaalada Boorame oo markii hore ahaa 0.73 iyadoo muddo sannad ah laga dhigi doonno 0.59 dollar.

Madaxweynuhu wuxu sheegay in Marka la gaadho Bisha November ee 2026 qiimaha Laydhka aad hoos loogu dhigay oo uu noqonayo 0.30 keliya.

Maxay kula tahay.?

Loading...
Loading...