Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah.

0
Sunday September 07, 2025 - 14:52:57 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah.

    Kulankan waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi, Md. Yaasiin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankan waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi, Md. Yaasiin
 Gudoomiye Faratoon Oo ka Horyimid Guddi Sharci ku tilmaamay doorashadii Maayirka Gabiley. - Heemaal News Network

Xildhibaanada Guddiga Hoosaadka Hawlaha ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo looga hadlay Miisaaniyadda Golaha.


Kulankan waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi, Md. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon).

Xildhibaanadu waxay ka doodaan sidii loo dardargelin lahaa howsha Miisaaniyadda si mustaqbalka dhow Golaha Wakiilladu u awoodaan inay si wanaagsan uga shaqeeyaan.
Loading...
Loading...