Madaxweynaha Kenya William Ruto oo gaadhay Addis Ababa

0
Sunday September 07, 2025 - 14:51:20 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kenya William Ruto oo gaadhay Addis Ababa

    Markii uu madaxweynaha Kenya gaadhey garoonka diyaaradaha...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii uu madaxweynaha Kenya gaadhey garoonka diyaaradaha...
May be an image of 8 people, aircraft and text


Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa gaadhay magaalada Addis Ababa si uu uga qayb galo shirweynihii labaad ee Afrika ee la xidhiidha isbeddelka cimilada.

Markii uu madaxweynaha Kenya gaadhey garoonka diyaaradaha ee Bole, wasiirka Gaadiidka, Saadka, Dr. Alemu Sime, iyo wasiirka Beeraha, Addisu Arega, ayaa siweyn u soo dhaweeyay.

Shirka labaad ee Afrika ee isbeddelka cimilada ayaa ka furmi doona Addis Ababa maalinta berri ah haddii Alle yidhaahdo.

Madaxda dalal kala duwan ayaa sii isdaba jooga ugu qulqulaya Addis Ababa si ay uga qayb qaataan shirka muhiimka ah.
Loading...
Loading...