"Geesinimada Ciidamada Somaliland waxay soo Taxnayd Ilaa Dagaalkii Koowaad ee aduunka" Charles Thanock.

0
Thursday September 04, 2025 - 17:37:08 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Geesinimada Ciidamada Somaliland waxay soo Taxnayd Ilaa Dagaalkii Koowaad ee aduunka" Charles Thanock.

    Hadaba rejjada laga qabo in Somaliland dib loo aqoonsadaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadaba rejjada laga qabo in Somaliland dib loo aqoonsadaa


Dhaqanka Wanaagsan iyo geesinimada ciidanka Somaliland waxa ay caan ku ahaayeen Dagaalkii KOowaad ee aduunka oo ay ka qayb galeen Ciidamadii la odhan jiray Somaliland Camel Corps kuwaas oo jiray ilaa 1944.

Hadaba rejjada laga qabo in Somaliland dib loo aqoonsadaa Waxa ay soo celin doontaa iskaashi iyo I tababaro cusub oo dhex mara ciidamada Ingiriiska iyo Somaliland.


Waxa aan filayaa in ay weli Nool yihiin ama ay ka tageen dhaxal Ciidamadaas hore” ayuu yidhi Charles Thanock oo ka faallooda Arrimaha Siyaasada, sidoo kalena u ololeeya in ay Somaliland aqoonsi hesho, Waxaana uu sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay degelkiisa X.
Loading...
Loading...